Wararka

Faah faahin ka soo baxayso dhaawacyada la geeyay Isbitaalada Turkiga

Qaar ka mid ah Dhaawacyaddii  la geeyey dalka Turkiga ayaa Xaaladooda caafimaad kasoo reyneysa, iyadoo lagu guuleystay qaliino lagu sameeyey qaar ka mid ah...

Kulankii Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo Dib u dhacay

Kulankii uu madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Abdulahi Farmaajo isugu yeeray labada Gole ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa baaqday. Kulankan ayaa u baaqday...

Xaaladda Caafimaad ee dhaawacyadii la geeyey Turkiga oo soo haggaagaysa

Turkey(SONNA) Qaar ka mid ah Dhaawacyaddii  la geeyey dalka Turkiga ayaa Xaaladooda caafimaad kasoo reyneysa, iyadoo lagu guuleystay qaliino lagu sameeyey qaar ka mid...

Weerar khasaare geystay oo ka dhacay Dalka Masar

Masar(SONNA) Dowladda Masar ayaa faah faahin ka bixisay dagaal u dhexeeya ciidamada Dowladda iyo kooxhaha arga gixisada,iyadoo Wasaarada Arrimaha gudaha Masar ay sheegtay in...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha rasmiga ah ee qaixii Soobe

Dowladad Federaalka Soomaaliya ayaafaah faahin dheeraad ah ka bixisay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey qarixii bahalnimada ahaa ee 14kii Bishan ka dhacay Isgoyska...

Ugu Akhris Badan