Wararka

Dowladda Soomaaliya oo Heshiis Taariikhi ah la gashay Mareykanka muddo 30 sano ah kadib “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Dowladda Federaalka ah ee  Soomaaliya,  ayaa maanta Heshiis taariikhi ah la gashay Dowladda Mareykanka mudo 30 sano ah kadib. Heshiiskaan oo ku kacaya...

Wajigii labaad ee Shirkii London ee ka socday Muqdisho oo lasoo gabagabeeyey

Muqdisho (SONNA), Wajiga 2-aad ee shirkii London  ee arrimaha Soomaliya, islamarkaana madaxda  Dowladda Fedraalka ah,  kuwa Maamul goboleedyada dalka  iyo Beesha caalamka uga socda...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA), Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal, ayaa maanta la kulmay Wafdi  uu hoggaaminayey Ergeyga Midowga Yurub u...

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Dowladda Jarmalka uga mahad celiyey taageerada ay siiyaan Soomaaliya “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Madaxweynaha Maamulka Puntland, Mudane  C/wali Maxamed Cali Gaas, ayaa magaaladda Muqdisho kula kulmay safiirka dalka Jarmalka ee Soomaaliya Miss. Jutta Frasch, isagoo...

Dekedda Muqdisho oo laga soo saaray haraadiga Maraakiib horey u quustay+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Shirkadda Al-Beyrak ee Maamusha Dekedda Muqdisho oo ka duuleysa  sare u qaadista Dayactirka iyo nadiifinta Dekedda Weyn ee magaala Muqdisho ayaa fulisay howl...

Ugu Akhris Badan