Wararka

Madaxweynaha JFS oo Shir ku Martiqaaday Madaxda Dowlad Goboleedyada

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa martiqaad u diray Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya si...

Madaxweyne Farmaajo“Waxa ay ogaandoonaan in shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal deg deg uga jawaaba dhibaata kasta”Sawirro”

Muqdisho, 21 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Jaaliyada Soomaalida ee Magaalada Johannesburg oo kulan  la qaatay Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka”Sawirro”

Johannesburg(SONNA)-Kulankaan oo ahaa mid casho ah ayaa qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka iyo ganacsatada Soomaalida ee ku nool magaalada Johannesburg waxaa ay hotelka...

Madaxweynaha Hirshabelle Oo Jowhar Kulan Kula Qaatay AMISOM”Sawirro”

Jowhar(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka tirsan Ciidanka Nabad Ilaalinta ee  Midowga Africa...

Gaalkacyo: Barakacayaal la gaarsiiyay lacag iyo agab kale

Gaalkacyo(SONNA)_Deeqdaan oo isugu jirtay bacaha roobka iyo lacag ayaa waxaa mas’uuliyiin ka tirsan kuwa Maamulka Gobalka Mudug iyo Degmada Galkacyo ay gaarsiiyeen qaar ka...

Ugu Akhris Badan