Wararka

Madaxweynaha Masar ”Waxaan xoojineynaa Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya”

Madaxweynaha dalka Masar Cabdul-Fattah Al-Sisi ayaa sheegay Arbacadii shalay in wadankiisa uu si adag u garab taagan yahay midnimada iyo madax bannaanida Soomaaliya. Warka ka...

Kulan looga hadlayay horumarinta maamulka Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar

Kulan looga hadlayay sidii loo dabooli lahaa bahiyaha kala duwan ee ka jira maamulka Hir-shabeele’ayaa lugu qabtay magaalada Jowhar. Waxaana soo qaban qaabiyay kulankaasi wasaaradda...

Madaxweyne Donal Trump oo amray in la adkeeyo amaanka Mareynkanka

Donald Trump,madaxweynaha Maraykanka, ayaa ku amray laamaha amniga Mareynkanka gaar ahaan kuwa xuduudaha iney si adag u baaraan dadka ajaanibka,waxaana amarka Trump uu ka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay Madaxweyne ku xiggeenka Dalka Sudan

Khartoum (SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari" iyo Wafdigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo u joogay Suudaan ,...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Waxaa la idin kaga fadhiyaa inaad door lixaad leh ka qaadataan ciribtirka argagixisada Al Shabaab”

Muqdisho (SONNA) , 1 November 2017----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa la dar-daarmay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka...

Ugu Akhris Badan