Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay inay xorreeynayaan deegaanada Argagixisada ay ku dhuumanayaan “Sawirro”

Cadaado (SONNA), Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Ducalle Xaaf, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka kasoo jeeda Galmudug,...

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo si diirran loogu soo Dhoweeyey Baraawe+(Sawirro)

Baraawe(SONNA), 15 November 2017 –Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Wasiirka...

shir looga hadlayey xoojinta Amniga iyo dib u heshiinta oo lagu soo gabagabeeyay  Gaalkacyo

Gaalkacyo (SONNA), Shir muddo labo maalmood ah kasocday magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo uu soo qaban qaabiyay urur Goboleedka IGAD xafiiskiisa Soomaaliya,...

AKHRISO: Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo qaadanaya Saraakiil Cusub oo dhalinyaro ah

Muqdisho (SONNA)Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa soo bandhigay fursad ah in uu qaadanayo saraakiil cusub oo dhalinyaro ah, kuwaasi  oo tababar u gali...

Kulan looga hadlayo Falalka Argagaxisada iyo dhaqan xumada oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SONNA) Kulankan oo ay iskugu yimaadeen Imaamyada Masjidyada magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlayay la dagaalanka Xaqjirnimada argagaxisada iyo dhaqan xumada, waxaana soo qaban...

Ugu Akhris Badan