Wararka

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Arrimaha gudaha

Wasiirkii hore ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa Ayaa Maanta Xilka Ku wareejiyey  Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo...

Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Maaliyadda

Muqdisho, 01, April, 2017….Wasriika cusub W. Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle, ayaa saaka xilka kala wareegay wasiirkii hore maaliyadda Mudane...

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Waxaa la idinku aaminay canshuurtii shacabka, waxaan idiinkaga digayaa inaad ku fogaataan musuq maasuq nooc kasta oo uu yahay”

Muqdisho, April 1, 2017——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa saaka ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo Sudan uga qeyb geli doona shir muhiim ah

Wafdi uu hor kacayo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Mudane Ibraahiim Iidle Saleebaan ayaa gaaray Caasimada dalka Suudaan ee Khartuum. Wafdigan Garoonka Caalamiga ee Khartuum...

Ardayda iyo Maamulka Dugsiga Benaadir Zone oo deeq raashin ah u qeybiyay qoysas barakacayaal ah

Deeqdan oo ka kooban raashinka nuucyadiisa kala duwa iyo dhar oo ay iska soo uruuriyeen ardayda macalimiinta iyo maamulka Dugsiga Benaadir Zone ayaa waxaa...

Ugu Akhris Badan