Wararka

Taliyaha Asluubta oo wili ku jiro booqashadiisa shaqo uu ku joogo wadanka Qatar.

 Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta Booqday Xabsiga ugu weyn dalka Qatar oo ku...

Xarumo dheeraad ah oo laga heli doono adeegyada caasimadda oo xariga laga jaray.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray xafiisyada Adeegga ee degmooyinka Hodan iyo Hawlwadaag...

Italy oo agab caafimaad iyo daawooyin ku wareejisay dowladda Soomaaliya.

Safiirka Taliyaaniga u fadhiya Soomaaliya Carlo Campanile ayaa qalab caafimaad iyo Daawooyin ku wareejiyay Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Abaanduulaha Taakuleynta Ciidanka Xoogga dalka Generaal...

Axmed Ciise Cawad oo Khartuum u tegay dhameystirka heshiis eey horey u galeen.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa gaaray Magaalada Khartuum ee Caasimadda...

Magaalada Baydhabo oo xaalad biyo yari ah ay ka jirto

Magaalada Baydhabo oo sanadihii dambe ay aad u kordhayeen dadka ku nool ayaa hadda wajahaysa xaalad biyo yari ah oo bulshada saamaysay. 40-Ceel biyood oo magaaladu...

Ugu Akhris Badan