Wararka

Baaliyaasha ileyska qoraxda oo laga hirgeliyay Wadajir

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa daah furey mashruuca baaliyaasha ileyska cadeeda ku shaqeeya looga hirgelinayo waddada isku...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo amray in hey’adaha dowladda qoraalladooda rasmiga ah uu noqda Af-Soomaaliga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray amarkii u horeeyay ee ku socda Hey’addaha dowladda, gaar ahaan Wasaaraddaha Xukuumaddiisa. Amarkan ayaa faraya in...

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dastuurka Avv. C/raxmaan Xoosh Jibriil oo xilka la wareegay(Sawirro)

Muqdisho, Apriil 3.2017-----Wasiirka cusub ee Wasaaradda Dastuurka Avv. C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta la wareegay xilka Wasaaraddaasi, waxaana munaasabadaan goob joog ka ahaa Ra’iisal...

Soomaalida Ku dhaqan Mareykanka oo ku guuleystay Dhameystirka lacag lagu lahaa Masjid ay dhisanayeen

Gobolka Minnesota waxaa ku nool Soomaalida ugu badan dalka Maraykanka waxyaabihii ugu horeeysay oo Soomaalida ay xooga saareen ayaa waxaa ka mid ahaa goobo...

Eng. Yarisow “Muhiimadda koowaad waxaan siinayaa taageeridda xornimo hadalka dalka Soomaaliya.”

Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa maanta xafiiska kala wareegay wasiirkii hore mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” kadib xaflad si xeer sare ah...

Ugu Akhris Badan