Baaliyaasha ileyska qoraxda oo laga hirgeliyay Wadajir

Date:

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa daah furey mashruuca baaliyaasha ileyska cadeeda ku shaqeeya looga hirgelinayo waddada isku xirta isgoysyada Zoobe iyo Dan-wadaagta ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Mashruucan ayaa waxaa maalgelineya dowladda Norway, iyadoo guddoomiyaha gobolka oo ugu mahadceliyay Norway sida ay ugu gacan siiyeen dib u soo celinta bilicda magaalada Muqdisho.

Maamulka degmada Wadajir ayaa waxaa ay sheegeen in mashruucan wax badan ka bedeli doona nolasha dad deegaanka iyo dhaq dhaqaaqa ganacsiga intuba.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta...

Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee...

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS oo UK lagu soo dhaweeyey

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda...

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka...