Wararka

Shirkii Garsoorka Afrika oo Lagu Soo Gebaebeeyey Khartoum

Waxaa Caasimada dalka Suudaan kusoo Gabagaboobay shir soconayay Mudo Saddax Maalin ah kaasi oo ay yeelanayeen Madaxda Maxkamadaha Sare iyo Madaxda Garsoorayaasha Dowladaha Africa. Gudoomiyaha...

Diyaarado ka baxay Muqdisho oo lagu baaray Garoonka Wajeer

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay sababta keentay in Diyaarado ka baxay garoonka Muqdisho oo ku sii jeeday Nairobi lagu...

Wasiiru-Dowlaha Cusub ee Madaxtooyada oo Xafiiskiisa la wareegay

Wasiiru dowlaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya C/qaadir Macalin Nuur ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiiru dowlihii hore ee madaxtooyada Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Salaad. Munaasabadda...

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka iyo Taliyayaasha Ciidamadda oo ka qeyb galay Xafladda Xilwareejinta Wasaarada Amniga

Munaasabadan oo uu xilka kula wareegayey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale waxaa ka qeybgalay Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda ...

U qaabilsanaha dib u dhiska ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee Puntland oo ka hadlay ciidamo tababar loo furayo

Captain C/raxmaan Shiikh Cumar(Jeeni qaar) oo ah u qaabilsanaha dib u dhiska ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxa uu ka warbixiyay safar...

Ugu Akhris Badan