Wararka

Maxaad ka taqaanaa Taariikhda fog ee magaalada Barakeysan ee Qudus?

Qudus(SONNA)Qudus waxay kamid tahay Magaalooyinka ugu qadiimsan Caalamka. Wuxuu Cumrigeeda ku dhowayahay 5-Kun oo Sano waxayna Saldhig usoo noqotay Diimaha Islaamka, Kirishtanka iyo Yuhuudda. Qudus,...

Rabshado xoog leh oo ka socda Qudus iyo Falastiiniyiinta oo gubey calamada Mareykanka iyo Israel+Sawirro

Qudud(SONNA) Kumanaan shacabka muslimiinta reer Falastiin ayaa bilaabay bannaan baxyo looga soo horjeedo go’aanka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu magaalada Qudus ugu aqoonsaday in ay...

R/Wasaare ku xigeenka XFS oo lagu soo dhaweeyey Addis-Ababa

Adis-Ababa(SONNA) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed  Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya. Wafdiga Ra’iisul Wasaare...

Aqalka Cad ee Mareykanka oo ka digay in la baajiyo kulanka Mike Pence iyo Maxamuud Cabaas

Washington(SONNA) War ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Mareykanka ayaa laga soo saaray digniin ku aadan dowladda Falastiin inay hakiso kulan...

Madaxweyaha JFS oo Sharma Sheekh uga qeybgalaya shirka ganacsiga Africa+Sawirro

Masar(SONNA) Magaalada Sharma Sheekh ee Dalka Masar waxaa ka furmay shir wadatashi ah oo ku aadan arrimaha horumarinta ganacsiaga Qaaradda Africa oo ay martigelinayso...

Ugu Akhris Badan