Wararka

Mukhtaar Roobow oo SONNA uga waramay kulamo uu la yeeshey Madaxda K/Galbeed+Sawiro

Baydhabo(SONNA) Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegaya in kulan halkaasi uu ku dhexmaray maanta Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur iyo mas’uuliyiinta...

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu Maxkamadeeyay Kenya

SONNA-(Kenya)-Maxkamad ku taalla Magaalada Mandheera ee Bariga Dalka Kenya, ayaa 30 Sano oo xabsi ah ku riddaay muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo C/raxmaan Cabdi...

Madaxweyne Emmirson Mnangagwe oo ku dhawaaqey Golihiisa Wasiirada Cusub

Zimbabawe(SONNA) Emmerson Mnangagwa Madaxwaynaha cusub ee Dalka Zimbabwe ayaa ku dhawaaqey Golaha wasiirada cusub,waxaana qeyb ka ah magacaabista jagooyin sar sare ee uu siiyaay...

Maxaa kajira in Madaxweyne Trump uu bedelayo Rex Tillerson

Washington(SONNA) Waxaa soo ifbaxaya warar sheegay in madaxweynaha wadanka Mareykanka Donal Jey Trump uu wado qorshe ku aadan in uu xilka ka xayuubiyo Xoghayaha...

Labo wiil oo Soomali walaalo ah oo lagu toogtay K/Afrika iyo banan baxyo socda

K/Afrika(SONNA) Soomaalida kunool Wadanka Koonfur Afrika ayaa ka walaacsan dhibaatooyinka sii kordhayo ee lagula kacayo dadka Ajaanibta ah ee dalkaasi kunool oo Soomaalida ay...

Ugu Akhris Badan