Wararka

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo heshiis is afgarad ah la saxiixday dhigiisa dalka Kuwait “SAWIRRO”

Kuwait (SNTV)-Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka  Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maalmahaan booqasho rasmi ah ku joogey Dalkani...

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo soo saartay baaq ku aadan in loo gurmado shacabka (War-saxaafadeed).

Muqdisho (SNTV)-Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu faah faahiyay dhibaatada beni’aadanimo ee ka jirtaa magaalooyinka Jowhar iyo...

Muqdisho oo Bisha May marti gelin doonta kulan Caalami ah ee ku aaddan Joojinta Ganacsiga Sharci darrada ah ee Dhuxusha

Muqdisho-(SONNA)-Waxaa 7-da Bisha May ee foodda innugu so hayso la iclaamiyay shirk u aaddan Caalami ah ee ku aaddan Joojinta Ganacsiga Sharci darrada ah...

Itoobiya oo sheegtay inay sii wadayso howl-galkeeda Soomaaliya

Addis Ababa-(SNTV)-Wasaaradda arrimaha dibedda Dalka Itoobiya ayaa shaaca ka qaadday inay ka go’an tahay inay Soomaaliya kasii howl-galaan Ciidamadeeda inta si weyn loo wiiqayo...

Madaxda Wasaaradda Qorsheynta XFS iyo IGAD oo Jabuuti kaga wada hadlay arrimaha Soomaaliya

Jabuuti(SNTV) Mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD oo ku kulmay magaalada Jabuuti ee dalkaasi Jamhuuriyadda Jabuuti...

Ugu Akhris Badan