Wararka

Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo sheegtay in ay wado Qorshayaal looga hortagaayo Saamaynta Abaarta

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xaamud Cali Xasan oo wareysi gaara siiyay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in ay wasaaraddu...

Soomaaliya oo Daahfurtay Dhaqangelinta Istraatejiyada Ka hortaga fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) iyo danjiraha cusub ee dowladda Sweden ee Soomaaliya danjire, Aderes von Uexkull, ayaa...

Shir looga hadlayay arrimaha xagjirnimada oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho(SONNA)-Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) iyo danjiraha cusub ee dowladda Sweden ee Soomaaliya danjire, Aderes Von, ayaa maanta...

Furitaanka Shir Weynaha Qaran Ee Dastuurka Oo Dib Loo Dhigay

Muqdisho(SONNA)-Shir weynaha qaran ee daah furka dib u eegista Dastuurka Dalka oo lagu waday in maalinnimada berrito ah uu si rasmi ah uga furmo...

Howlgallo amni xaqiijin ah oo laga fuliyay Degmada Buur-hakaba

Buurhakaba(SONNA)-Maamulka Degmada Buur-hakaba ee Gobalka Baay ayaa faahfaahin ka bixiyay howgallo amni xaqiijin ah oo laga sameeyay  deegaano hoos yimaada Degmada. Guddoomiyaha Degmada Buur-hakaba Maxamed...

Ugu Akhris Badan