Wararka

Maalintii labaad ayuu ka socdaa Magaalada Nairobi kulanka looga hadlayo Arrimaha Fataahadaha

Qodobada maanta xooga la saaray waxaa ka mid ah sidii deg deg wax looga qaban lahaa dadkii saameynta u gaysatay fatahaada Wabiga Shabeelle. Waxaana ay...

wasiir Beyle oo ka warbixiyay waxqabadka wasaradda Maaliyada

Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo xafiiskiisa kula hadlayay warabaahinta ayaa ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda, wuxuuna shirkiisa jaraa’id uu diiradda ku saaray,qorshaha...

Madaxweyne Waare ”150.000 oo Qof ayaa ka barakacday Fatahaadda Webiga Shabeelle

Baladweyne-(SNTV)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku baaqay in Dadka ku dhibaataysan daafaha Magaalada Baladweyen loo sameeyo gurmad ballaaran. Mudane; Waare oo...

Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha U naxariistee Xildhibaan Khaliif Cabdullaahi

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray Qoyskii uu ka geeriyooday Allaha U naxariistee Xildhibaan Khaliif...

Olole nadaafadeed oo ka billoowday qaybo ka mid ah Muqdisho

Muqdisho-(SNTV) Waxaa qaybo ka mid ah Gobolka Banaadir xalay ka billoowday Olole nadaafadeed oo lagaga hor tagayo wasaqda ka dhalataa xilli Roobaadyada. Ololahan nadaafadeed ayaa...

Ugu Akhris Badan