Wararka

Munaasabada mallinta ciidanka xooga dalka oo muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Saraakiisha, Saraakiil-Xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga...

Guddoomiye Jawaari oo iscasilaadiisa uga hor dhawaaqay Golaha Shacabka

Guddoomiyihii Golaha Shacabka Prof: Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo maanta Khudbad ka hor jeediyay Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu...

Haweeney Soomaaliyeed oo lagu xiray dalka Norway

Mid kamid ah Hooyooyinka Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Norway ayaa lagu soo eedeeyay inay xiriir la leedahay Ururka Argagixisada Daacish,waxayna Booliska dalkaasi ay ka...

FAALLO:Ciidanka Xoogga Dalka oo xusaya Aas-aaskooda

Maanta oo ah 12-ka Apriil, waxay ku beegan tahay aas-aaskii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waana markii dhidibada loo dhigay Ciidan Difaac oo uu Dalku...

Madaxda dalka oo hambalyo u diray ciidanka xooga dalka

Munaasabadda lagu xusayo 58-guuradii ka soo wareegatay aas aaska Ciidamada xoogga dalka ee 12 April ayaa maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho iyo qeybo ka...

Ugu Akhris Badan