Wararka

Shirka Guddoonada Golaha Sharci dajinta Dalka oo ka furmay Baydhabo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa magaalada Baydhabo ka furay Shirka Guddoonada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulada...

Guddoomiye Jawaari iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Baydhabo gaaray

Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo si weyn loogu soo dhoweeyey. Wefdi guddoomiyaha golaha...

Madaxweynaha Jubbalaan oo Kismaayo ku soo dhoweeyey Ciyaartooyda kooxda Jubbaland

Ciyaartoyda xulka kubada cagta Jubbaland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose oo ay kulan noqdeen koobkii Kubada cagta...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo xarigga ka jaray xarunta agoonta Boliiska Soomaaliya

Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya ayaa xarigga ka jaray xarunta agoonta Boliiska Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Xaruntaan oo lagu taalla degmada Wadajir waxaa hirgaliyey sii hayaha...

Madaxweyne Farmaajo oo Barlamaanka Puntland ku ammaanay doorkooda hirgelinta Federaalleynta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casumaad u sameeyey Guddoomiyaha iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland kuwaas oo Magaalada Muqdisho kaga qeyb galaya...

Ugu Akhris Badan