Muqdisho (SNTV), Shirweynaha Qaran ee Daahfurka Dib-u-Eegista Dastuurka oo ay ka soo qayb galeen qeybo kala duwan ee kala matatalaya Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Kalfadhiga Baarlamaanka Afrika oo ay ku mideysan yihiin xildhibaano matalaya Baarlamaanada Afrika oo todobaadkan ka socday xaruntooda ku taala magaalada Johannesburg ayaa waxaa lagu...