Wararka

Xisbiyada siyaasadda Koonfur Afrika oo taageero u muujiyey Soomaaliya

Xisbiyada siyaasadda dalka Koofur Africa ayaa ku biiray saaxiibada caalamka ee cambaareynayey qaraxii waxuushnimada ahaa ee lagu gummaaday shacabka Soomaaliyeed 14-kii bishaan kaa oo...

Taallada Tour Eiffel ee Paris oo la damiyay si loogu murugoodo Qaraxii Soobe

Paris(SONNA)--Duqda Magaalada Paris, Anne Hidalgo ayaa amar ku bixisay in la demiyo taallada Tour Eiffel ee ay Paris caanka ku tahay Axadda si loogu...

kulan baroordiiq ah oo xalay lagu qabtay Magaalada Minneapolis

Muqdisho (SONNA) Kulan loogu baroordiiqayay dadkii Soomaaliyeed ee dhibaatadu kasoo gaartay Qaraxaii 14 bishaan ka dhacay Isgoyska zoobe ee magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay Magaalada Minneapolis...

Deeq Dawo ah oo ka timid Mareykanka oo soo gaartay Muqdisho

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaa goordhow soo gaaray Diyaarad sida Deeq dawo ah oo Dowlada Mareykanka ay ugu soo gurmatay dadka dhibaatada ka soo...

Shirkada Hormuud oo deeq lacageed gaarsiisay dhaawacyada ku jira Isbitaalada Madiina iyo EX-Degfeer

Muqdisho (SONNA) Hay,adda Hormuud foundation ayaa deeq lacageed oo 50 kun oo dollar gaareysisay  Isbitaalada Madiina iyo  EX-Degfeer oo ay ku jiraan dadkii waxyeelada kaso...

Ugu Akhris Badan