Wararka

MAQAAL: Maxaa u qabsoomay Dowladda sanadka dhamaaday ee 2017?

Inkastoo ay badan yihiin waxyaabihii u qabsoomay Dowladda, balse waxaan halkaan ku soo bandhiheynaa qoraal kooba oo aan kaga hadlayno waxyaabihii u qabsoomay Dowladda...

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo ka hadlay Darbiga Kenya ka dhisayso xadka Soomaaliya

Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Darbiga Dowladda Kenya ka dhisayso xaduudka ay wadaan Soomaaliya iyo...

30 qof oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay dalka Kenya.

Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in shil gaari oo geystay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhawac uu ka dhacay Dalkaasi. Sida...

Ciidamada xooga dalka uu qayb wayn ka qaatay in la adkeeyo amaanka magaalada gaalkacyo

Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka soconaya howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo laguna adkaynayo nabad geliyada magaaladaasi. Howlgalka ayaa sii kordhay markii dhawaan ciidamo...

Dowladda Soomaaliya Oo Baaritaanno Kadib Ka Hadashay Weerarkii Hoyga Senetor Cabdi Qeydiid

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaritaanno kadib ka hadashay falkii ay ciidammo ku galeen hooyga uu Senetor Cabdi Xasan Cawaale Qeeydiid oo ah guddoomiyaha guddiga...

Ugu Akhris Badan