Wararka

Labada Kuuriya Oo Markii Ugu Horreysay Kulmay.

  Markii ugu horeysay muddo sanado ah kadib ayaa wadamada Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed billaabay wadahadallo heer sare ah, kuwaasi oo looga hadlayo xiriirkii...

Wasiir Axmed Ciise Cawad Oo Ballanqaaday Inuu Horumarinayo Wasaaradda Loo Magacaabay.

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad oo maanta si rasmi ah ugala wareegay xilka Wasaaradda Wasiirkii hore...

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Socdaal Dhanka Dhulka Ah Ku Marayo Gobolada Bari.

Markii ugu horeeysay, Madaxweyne Farmaajo ayaa ku maraya Safarkii ugu dheeraa oo dhinaca dhulka ah deegaano ka mid ah 18-ka gobol ee dalka, goobaha...

Madaxweyne Farmaajo Oo Daah-Furay Garoonka Diyaaradaha Garoowe.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Dowlada goboleedka Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa si wada jir ah maanta...

Wasiirka cusub ee Ganacsiga oo xilkiisa la wareegay

Xaflad uu xilka kula kala wareegayeen wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Khadro Axmed Ducaale iyo wasiirka cusub ee dhawaan loo magacaabay Wasaaradaas...

Ugu Akhris Badan