Wararka

Shirkii Golaha Amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Baydhabo

Baydhabo(SNTV) Shirkii Golaha Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,kaasi oo ay ka qeybgalidoonaan madaxweynaah iyo Raiisul Wasaaraha Dalka,madaxda dowlad...

Guddiga Maaliyada ee Golaha Shacabka oo la kulmay madaxda sare ee Bangiga Dhexe ee dalka

Muqdisho(SNTV) Masuuliyiinta Bangiga Dhexe ayaa Guddiga la wadaagay waxyaabaha u qabsoomay, hormarada la gaaray iyo caqabadaha hortaagan ee xalinta u baahan. Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ee Golaha...

Shibis oo ka guuleystay degmada ay wada tartamayeen

Muqdisho (SNTV)-Tartanka waxaa ku wada ballansanaa degmooyinka Shibis iyo Heliwaa oo ka wada tirsan gobalka Benaadir, waxaana weydiimaha ugu horreynba nasiib u yeeshay degmada...

Guddoomiyaha cusub ee Maxkamada sare oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay

Muqdisho(SNTV);- Guddoomiyaha cusub ee maxkamdda sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiirka cadaaaladda...

RARKA GUDAHA Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminiyo oo gaaray Magaalada Baydhabo.

Baydhabo(SNTV):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaas oo maalinta berri ah uu si rasmi ah uga furmayo Shirka...

Ugu Akhris Badan