Wararka

Laamaha ammaanka oo Muqdisho ku qabtay Maandooriyaal iyo Hub Amni daro loo adeegsanayay

Kadib howlgal ay Ciidamada ammaanka  ay xalay ka sameeyeen xaafado ku yaala degmada Wadajir ee Gobolkan Banaadir ayaa waxaa ay ku soo qabteen waxyaabaha...

olollaha Dulqaad iyo wada hadal oo Muqdisho laga furay (sawirro)

R/wasaare ku xigeenka dalka ayaa maanta furay kulan looga hadlayay ka hortagga fikirka xagjirnimada ah, oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulankan oo uu soo qabanqaabiyay...

Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Masar oo farriin u dirtay

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Masar Amb: C/qani Maxamed Wacays ayaa ku war geliyay Soomaalida Dalkaasi ku nool in ay taxaddar muujiyaan Saddexda Maalin...

Munaasabadda Midaynta xildhibaanada Galmudug iyo Ahlusuna oo lagu qabtay Dhuusomareeb ( Sawirro)

Magaalada Dhuuso-Mareeb ee xarunta Galmudug ayaa xalay lagu qabtay Munaasabad lagu soo bandhigayay Xildhibaanada maamulki Ahlusuna uga mid noqonaya Baarlamaanka Maamulka Galmudug,si loo dhaqangeliyo...

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Sawaariikhdii lagu ridey Riyadh (Dhageyso)

Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamuud Geelle oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dowladda Sacuudiga ay ka hortagtay...

Ugu Akhris Badan