Wararka

Shaqaalaha dowladda oo laba maalmood la fasaxay

Fasaxa munaasabadda ciidda ee shaqaalaha dowladda oo loo ra-ray Sabtiga iyo Axadda maadaama Jime ay tahay maalin kale ii ciid ah. Wareegto ka soo baxdey...

Ciidanka AMISOM oo deeq gargaar ah gaarsiiyey qoysas uu saameeyey Fataahada Wabiga Shabeelle

Muqdisho (SNTV)-  Deeqdaan oo ka timid Madaxweynaha Dawladda Uganda Mudane Yoweri Museveni, ayaa waxaa la gaarsiiyey qoysas dan yar ah oo ku nool deegaanka Golweyn...

Madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug oo mashaariic horumarineed ka dhagax dhigay magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (SNTV), Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Golaha Wasiirada Sh Maxamed Shaakir, ayaa Maanta si wada jir ah...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo si rasmi ah u soo xiray tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Muqdisho (SNTV)- Musaabad kooban oo lagu qabtay studio Radio Muqdisho ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo ay ku tartameen...

Kismaayo oo hormuud u noqotay 30-kii degmo ee galay tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)- Tartanka adag ee kama dambeysta ah ayaa u dhaxeeyay  degmooyinka Kismaayo & Warta-Nabadda oo ka kala tirsan Benaadir & Jubbada-Hoose Tartameyaasha labada degmo...

Ugu Akhris Badan