Wararka

Madaxweyna Gaas oo soo dhaweyay baaqa salaadiinta ee ku aadan nabadeynta deeganada Putland

Munaasabadda caleema saarka Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje C/llaahi oo isugu jiray wafuud ka socotay dowladda Soomaaliya, odayaasha dhaqanka oo ka kala yimid gudaha...

Musharax Cabdullaahi Faarax Weheliye oo ku guuleystay Doorashada kursiga ka banaan golaha shacabka

Kursigaan waxaa ku tartamayey Sadex Musharax oo kala ah Cabduulaahi Faarax Weheliye, Maxamed Cilmi Afrax iyo Cabdulle Faarax Xirsi. Cabdullaahi Faarax Weheliye ayaa helay Codad...

Shirka 29-laad ee jaamacada Carabta oo maanta ka furmayo magaallada Dammaam ee Dalka Sacuudiga

Magaalada Dammaam ee dalka Sacuudiga waxaa maanta oo Axad ah ka furmaya shir madaxeedka 29-aad ee wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta, kaasi oo arrimo...

Raa’iisulwasaraha Soomaliya oo kulan amniga dalka la qaatay maamulka Gobalka Banaadir iyo Ciidanka Polic-ka

Kulankaan ayaa looga hadlay howlaha Ammaanka Caasimada iyo siddii loo dardar gelin lahaa waxaana kulanka aragtiyo kala duwan oo amniga ku saabsan isku dhaafsaday...

Shirkii watatashiga warbaahinada soomaaliya ee garoowe ka socday oo war murtiyeed laga soosaaray

Shirkan, waxaa si habsami leh u furay Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Cabdihakim Cabdullaahi Cumar (Cameey) Sidoo kale waxaa ka soo qaybgalay Ku simaha...

Ugu Akhris Badan