Wararka

Guddoomiye Yarisow oo kormeeray goobaha ay ka socdaan howlaha bilic soo celinta degmooyinka Gobolka Benaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa kormeeray goobaha ay ka socdaan howlaha bilic soo-celinta iyo nadaafadda Gobolka. Guddoomiyaha oo...

Wasiir Beyle” Bankiga Adduunka iyo IMF waxay ku qanceen qaabka maamulka maaliyadda (Sawirro).

Wasiirka maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr: C/raxaan Ducaale Beyle oo ka qayb galaya shirka looga hadlayo taakulaynta iyo cafinta deymaha Soomaaliya ee ka...

Soomaaliya oo mar kale codsatay in laga cafiyo deymihii lagu lahaa.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujisay in laga cafiyo deymihii lagu lahaa Soomaaliya muddo ku dhow 30 Sano, ka dib markii ay...

Jabuuti oo kaalimaha hore ka gashay dalxiiska Dunida.

Dalka jabuuti ayaa kaalimaha hore ka galay Dalxiiska Caalamka, ka dib markii uu Golaha midowga Yurub u qaabbilsan dalxiiska iyo ganacsiga ay Magaalada Jabuuti...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo ka qeyb galay Shir weyne u dhaxeeyey Talisyada Ciidanka Africa iyo Mareykanka.

Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyey shir weyne socday muddo seddex maalin ah, kaasi oo u dhaxeeyey Talisyadda Ciidanka...

Ugu Akhris Badan