Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo safar shaqo ugu maqnaa Jabuuti oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho(SNTV);- Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo saddaxdii maalin ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalka Jamhuuriyadda jabuuti ayaa...

Fanaan Axmed Naaji Sacad oo lagu soo dhaweeyay Kanada

Ontario(SNTV)–Fanaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Ustaad Al-Fanaan Axmed Naaji Sacad ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Toronto ee dalka Canada. Fanaanka waxaa lagu martiqaatay munaasabada Calanka...

Tartanka Kubadda Koleyga ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo si xiise leh u socda.

Muqdisho(SNTV)—Tartankii Kubadda Koleyga ee Wiilasha iyo Gabdhaha ee Degmooyinak Gobolka Banaadir ayaa wali si habsami leh uga soconaya Garoonka Wiish ee Magaalada Muqdisho. Shaley oo...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Dawladda Kenya

Nairobi (SNTV), Kulan gaar ah ayaa wuxuu maanta magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ku dhexmaray  Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi...

Horjooge ka tirsan Kooxda Alshabaab oo isu-soo dhiibay Ciidanka Dawladda Soomaaliya

Kismaayo (SNTV),  Xuseen Maxamuud oo Kooxda Alshabaab dhexdeeda looga yaqaano Ramadaani, kana  mid ahaa Kooxda Alshabaab, ayaa isu-soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku...

Ugu Akhris Badan