Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo faray Barlamaanka Soomaaliya in ay kaalintooda sharci ka qaataan hirgelinta Hay’adda Qaran ee Naafada

Muqdisho, 30ka Juunyo, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubno kamid ah dalladaha ururrada naafada kuwaas oo...

Wasiirka Howlaha guud ee XFS oo faah faahiyay heshiisyo ay la soo saxiixdeen madaxda dalka Maroco

Muqdisho(SNTV) Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/fataax Maxamed Ibraahim Geesey oo shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa faah...

War-murtiyeed: Shirka shanaad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DFS, D/Goboleedyada iyo G/Banaadir oo soo xirmay

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), waxay martigelisay kulankii Shanaad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirada Darstuurka...

Danjire Jamaaludiin “sii deynta Qalbi-dhax waa codsi ka yimid dowladda Soomaaliya”

Dowladda Ethiopia ayaa faah-faahin ka bixisay sii deyntii Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi- Dhagax)  in ay ku timid codsi ka yimid dowladda Federaalka Soomaaliya, dhinaca...

Soomaaliya oo ka qaybgalaysa shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiiru dowlah Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed-Kheyr Cabdi, waxa uu ka qeybgalay kulanka caadiga ah ee 33,aad...

Ugu Akhris Badan