Wararka

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Dakhligii ay qabato ku wareejisay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho (SNTV)- Si loo hormariyo hanaanka Dowlidnimada loona mideeyo maamulka dakhliga dhamaan Hay’addaha dawliga ah, ayaa maanta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowlada Federaalka...

Wasiirka cusub ee Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo Xilkiisa la wareegay

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xamsa Saciid Xamsa ayaa maanta la wareegay xilkiisa, ka dib munaasabad ay goobjoog ahaayeen Ra’iisul wasaare...

G/sare Shuute “Shacabkii ku dhintay isku dhacyada ciidamada waa in loo ciqaaba cidda masuuliyadda is rasaa-seyntaasi laheyd”.

Muqdisho (SNTV)- G/sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha Maxkamadda D, 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida oo la hadlayay ciidamo ka jawaabay dalabkii madaxweynaha kedib...

Khasaaraha dhimashada muhaajiriinta ay dooni kula quustay Tuniisiya oo korortay

Hay'adda caalamiga ah ee muhaajiriinta ee loo soo gaabiyo (IOM) ayaa sheegtay in tirada dhimashada muhaajiriintii ay la qalibantay doon gudaha xeebaha dalka Tunisia...

Madaxweyne Putin oo booqasho Khamiista ku tagi doono dalka Austria

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqonaya magaalada Vienna ee dalka Austria maalinta khamiista ee todobaadka nasoo aadan, Booqashadani ayaa lagu tilmaamay tii ugu horreeysay...

Ugu Akhris Badan