Wararka

Arday Soomaaliyeed oo deeq Waxbarasho ka helay Koofur Afrika ayaa gaaray Wadankaasi

Muqdisho (SNTV), Wiilashaan oo naafo ka ah Aragga oo deeq waxbarasho ka helay mid ka mid ah iskuulada waxbarasho ee loogu talagalay dadka Aragga...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda gaadiidka iyo Duulista hawada XFS oo shir uga qeyb galay Wadanka Morocco

Muqdisho (SNTV), Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Kulmiye Xersi (C/raxmaan Dheere) iyo Mareeyaha Hay’ada Saadaasha iyo Duulista...

Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha oo lacag kaalma ah ku wareejiyay maamulka Gedo

Muqdisho, May 09, 2018—- Ra’iisul wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar) oo ah gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha ayaa waxa...

Wafdi ka socda dawladda Sudan oo Muqdisho soo gaaray

Dawladaha Soomaaliya iyo Sudan ayaa sare u qaadaya iskaashiga dhinaca waxbarashada ah ee ka dhexeeya, waxaana maanta Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda wasaaradda...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay xarunta dabdamiska Degmada Hodon

Gudoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan ( Eng: Yariisow) ayaa dhagax dhigay xarunta  dabdamiska iyo gurmadka Deg deg ah...

Ugu Akhris Badan