Wararka

Guddoomiyaha G/Banaadir oo xariga ka jaray Saldhigga Degmada Boondheere

Muqdisho(SNTV) Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xariga ka jaray Saldhigga degmada Boondheere oo dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyey,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraatka ee Soomaaliya

Muqdisho(SNTV):–Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ee...

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo warbixin ka bixisay dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

  (Muqdisho, Luulyo 3, 2018) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa ka warbixiyay guulaha laga gaaray dhismaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo dhowaan loo sameeyay Hay’ad...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo la Kulmay Gudoomiyaha Guddiga Midawga Afrika

Nouakchott(SNTV:-Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo magaalada Nouakchott ee caasimadda dalka Mauritania uga qeyb galay shir madaxeedkii Midawga...

Duqa Muqdisho oo baabi’iyey heshiiyadii lagu bixiyey Jardiinooyinka

Muqdisho 03 July 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo saaray wareegto dib loogala noqday,...

Ugu Akhris Badan