Wararka

Ciidammada Xoogga dalka oo Al-shabaab ku weeraray aag ku dhow Jammaame

Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Daraawiishta Jubbalaan ayaa howlgal sii qorsheysnaa ku qaadey Tuulada Muuse Xaaji oo ku dhow  degmada Jammaame ee gobolka...

Kow iyo Toban Arday Soomaali ah oo heley Deeq Waxbrasho Gobolka Ohio ee Dalka Maraykanka

USA-(SNTV)-Sanad walba xilligan oo kale waxaa Magaalada Columbus Ohio ee Dalkan Mareykanka lagu qabtaa xaflad loogu talo galay Ardayda dhamaysatay Dugsiyada Sare iyo kulliyadaha...

Dowladda Turkiga oo cambaaraysay qaraxyadii Shalay ka dhacay Muqdisho

Ankara-(SNTV)-War kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Dalka Turkiga ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee Shalay lala eegtay xarunta wasaaradaha arrimaha gudaha iyo amniga...

Kusimaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xalay isbitaalada ku booqday dadkii dhaawacmay

Muqdisho(SNTV) Ku Simaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaliyeed Mudane  Amb Maxamed Mursal SHeekh C/raxmaan Ayaa xalay Isbitaalada Ku Booqday Dadkii Ku Dhaawacymay weerarkii argagixisanimo...

Ra’iisul Wasaare kheyre oo booqday dhaawacyada qaraxii Shalay

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Xalay Isbitaallada Muqdisho ku booqday Dadkii ku dhaawacmay qarixii Shalay lala beegsaday Wasaaradaha arrimaha gudaha...

Ugu Akhris Badan