Muqdisho(SNTV):–Carruurtan oo ay ka tageen 25 wariye oo Muqdisho ku dhintay laga soo bilaabo 2007-dii ayaa waxaa maanta loo qeybiyay lacag ciidsiin ah oo...
Muqdisho(SNTV);- War ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareynkanka ee Afrikaa ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ay sii kordhin...
Stockholm-(SNTV)-Dugsiga hoose dhexe ee Kista International School oo ay maamulaan aqoonyahanno ku bahoobay ururka waxbarashada ee Alkowneyn ayaa Sanadkan kaalinta koowaad ka galay Dugisiga...
Kismaayo(SNTV)- Kadib howlgal ballaaran oo lagu qaarijiyay maleeshiyaad iyo horjoogayaal badan oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab oo ka dhacay deegaanada Waqooyi ee magaalada Kismaayo ayaa...
Warbixintaan oo sannadle ah ayaa lagu qiimeeyaa waddamada ugu amniga badan iyo tobanka dalk ee ugu amni darrada badan caalamka, sida ay baahiso Hey’adda...