Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo laamaha ammaanka dalkaasi kala hadlay dilalka Soomaalida loo geysto.

Muqdisho (SNTV)-Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika Ambassador Jamaal Maxamed Barrow ayaa booqasho ku tagay goobo ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaali ah...

Wasiir beyle“Haddii sida aynu wax u wadno u socdaan waxaa suurta gal ah in12 bilood gudahood Soomaaliya deymaha looga cafiyo”

Muqdisho(SNTV):–Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo ka qeyb galay shir ka dhacay Magaalada Waashitoon oo looga hadlayay arrimaha lacagaha ayna soo qaban qaabiyeen...

Wasiirka waxbarashada oo la kulmay jaaliyada mareekanka

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan, oo Safar shaqo ku jooga Dalka...

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo iska dhex doortay Guddoon

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka JFS C/wali Sheekh Ibraahim Muudey oo ku dhawaaqay Natiijada ayaa sheegay in Xildhibaan...

Turky-Som oo soo bandhigtay fursado cusub oo loo qaadanayo layli saraakiil.

Muqdisho (SNTV)- Qoraalkan ayaa lagu baahiyay bogga twitter-ka ee safaaradda turkiga ay ku leedahay Soomaaliya. Shuruudaha codsahada kamid noqonayo liiska layliga sarkaal  laga rabo waxa...

Ugu Akhris Badan