Wararka

Madaxweyne Farmaajo ka Qeyb Galaya Caleemo-saarka Madaxweyne Erdogan

Ankara, 8-da Luuliyo, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaaray magaalada Ankara halkaas oo berri lagu qabanayo munaasabadda caleema saarka...

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada ku casuumay wiil dhallinyaro ah

Muqdisho(SNTV);- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa marti qaad u fidiyey wiil Soomaali ah oo ku nool dalka Maraykanka, kaas oo...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Dawladda Belgium

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu wehliyey Taliyaha hoggaanka baarista Dambi baarista ee C.I.D S/guuto Saciid Axmed...

Ku simaha Madaxweynaha Dalka iyo wefdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo (SNTV) Wafdiga uu hogaaminayo kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Baydhabo kusoo dhoweeyay...

Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo sii deysay sarkaal xigeen loo heystay dilka askari.

Muqdisho (SNTV)-Ciidamamada Danabad oo ah kuwa si gaar ah u fuliyay howlgallada lagula dagaalamayo maleeshiyada Nabad-diidka ah ee Alshabaab ayaa iyaga oo fulinaya mid...

Ugu Akhris Badan