Xaaladdii deg-degga aheyd oo laga qaadey Turkiga

Date:

Dowladda Turkiga ayaa qaaddey xaaladdii deg-degga aheyd ee mudada saarneyd dalkaas kaddib markii dib loo doortay Madaxweyne Erdogan.

Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa rumeysan in la joogo xilliyadii horumarka iyo adkeynta midnimada dalka Turkiga, macdamaa madaxweynuhu uu helay awood ka dheeri ah hey’adaha kale ee Dastuuriga ah, tan oo fursad u siineysa Erdogan in uu jebiyo derbiyadii hortaagnaa mudada dheer.

Mudada xaaladda degdegga aheyd waxaa shaqada laga eryey dad badan oo dowladda u shaqeynayey, halka kummaanaan kale xabsiyada la dhigay, kuwaas oo taageeray afgebigii dhisicoobey 15- July 2016-kii.

Isbaddello la tabban karo ayaa ka socda dalka Turkiga,  taas oo ay ugu horreyso dhinaca horumarka.

 

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dalka Ciraaq u qaabilsan Soomaaliya 

Muqdisho, Arbaco, 11 Febraayo 2026: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Agaasimaha Guud Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo La Kulmay Danjiraha Shiinaha

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta,...

Wasiiru-Dowlaha Gaashaandhigga oo Booqday Markabka Dagaalka ee Turkiga ee Muqdisho

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Xildhibaan Cumar Cali Cabdi, oo uu...