Wararka

R/wasaare ku-xigeenka Dalka iyo Duqa Muqdisho oo si wadjir ah u Daah furay Wajiga labaad ee mashruuca Nadaafada casriga ah ee G/Banaadir

Muqdisho (SNTV) R/wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka...

Talyaaniga oo Ciidanka Booliska ku wareejiyey gaadiidka ay ku xiran yihiin qalabka ka hortagga qaraxyada

Muqdisho (SNTV), Dawladda Talyaaniga, ayaa Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ku wareejiyey Seddex Gaari oo labo kamid ah ay yihiin BMW oo ka mid ah...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka

Muqdisho (SNTV) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa la kulmay guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka. Guddiga ayaa ka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qeyb galay dhaarinta wasiirka cusub ee Warfaafinta

Muqdidlsho(SNTV):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Mudane...

Yugaabdha oo gar-gaar u soo dirtay Dadka ay saamaysay fatahaadda Webiga Shabeelle

Kampala-(SNTV)-Dowladda Yugaandha  ayaa gar-gaar ugu deeqday Qoysaska ay fatahaadda Webiga Shabeelle saameeyeen ee ku nool degaanka Golwayn ee Gobolka Shabeellada hoose. Raashiin kala duwan oo...

Ugu Akhris Badan