Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo dalacsiiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV), Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa maanta hal darajo dalacsiiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed...

Madaxweye Farmaajo ayaa soo xiray ololaha Xoogaga wadaniyiinta Gobolka Banaadir

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo xiray ololaha Xoogaga wadaniyiinta Gobolka Banaadir kuwaas oo ka qeyb qaadanayo barnaamijyada wacyi-galinta iyo xasilinta Caasimadda. Kusimaha...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo qaabilay wafdi ka qeyb galay shirka Waxbarashada sare ee Dalka

Muqdisho (SNTV):– Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socoda waddamada Thailand, koonfur Afrika, Suudaan,...

Tahriibayaal laga soo bad-baadiyay xeebaha Marooko

Rabat-(SNTVA)- Ciidamada Badda ee Dalka Marooko ayaa Arbacadii Shalay ahayd soo badbaadiyay 110 Qof oo Tahriibayaal ah, kuwaas oo ku safrayay Saddex Doonyo, sida...

Filim-qaadihii Daacish oo ay Maxkamadda Ciidamada Xukuntay..

Muqdisho (SNTV)-Jaamac Xuseen Xasan Nuuni oo ahaa Filim-qaadihii kooxda Daacishta Soomaaliya qala-laasaha ka waddo, sidoo kala  ahaa  mid ka mid ah kuwooda u qaabilsan...

Ugu Akhris Badan