Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo abuuray Golaha Dhaqaalaha Qaranka

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeeriyay abuurista  Golaha Dhaqaalaha Qaranka. Xeerka   madaxweyne oo lambarkiisu yahay  98 ayaa qeexaya in madaxweynuhu markii...

Duqeyn cirka ah oo lala beegsaday Maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab

Muqdisho (SNTV) Maleeshiyo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa xalay fiidkii isku dayey in ay weerar ku qaadaan fariisimo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybtooda  ka...

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo ku dhawaaqdey dib u howlgelinta  dhismaha hey’adda  Tayo-dhowrka Soomaaliyeed.

  Hay’addaan ayaa   ka hortagaysa  Badeecadaha khatarta ku ah Caafimaadka dadka iyo deegaanka,  sidoo kale  soo dajinta  iyo isticmaalka  Badeecadaha dhacay ama tayadeedu Liidato si loo ilaaliyo...

Dood wadaag ku saabsan Xasiloonida Dalka oo lagu qabtay muqdisho

Waxaa xal loogu raadinanayaa sida dalka xasilooni dhanka nabada ah loogu soo dabaali karo iyada oo laga qeyb qaadanayo Doodo Cilmiyeysan sidda midan oo kale. Kasoo qeyb...

Shir looga hadalayo Waxbarshadda dalaalka soo koraya oo muqdisho kafurmay

Ra’iisul wasaare kuxigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magaalada Muqdisho ku daah furay shir looga hadlayo Waxbarashadda dalalka soo koraya oo ay kamid...

Ugu Akhris Badan