Wararka

Wasaaradda Diinta oo ku dhawaaqdey in la bilaabay bixinta Dal-ku Galka Sacuudiga ee Xujeyda Soomaaliyeed

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafra XFS ayaa ku dhawaaqadey in Toddobaadka soo socda ay billaaban doonaan Socdaalka Xujeyda Soomaaliyeed  magaalada Barakeysan ee Makah. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya.

Muqdisho(SNTV):— Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Xasan bin Xamsa Asad Haashim, Safiirka Dowladda Qatar...

Goloaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Qorsha amniga Caasimadda

Muqdisho, July 26, 2018— Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-gudoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay adkaynta amniga, ahmiyadda...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu baaqay shacabka in ay ka qeyb qaataan ololaha Isxilqaan

Muqdisho, Luuliyo 26, 2018; Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey kumannaan mutadawiciin ah oo hormuud u ah xoogagga...

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo cambaareeyey Weerarkii Xarunta Hormuud ee deegaanka Dhuuntoow

(Muqdisho, 26 Luulyo 2018) Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Mudane Eng. Cabdi Cashuur Xasan ayaa cambaareeyey Weerarkii lagu qaadey Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud...

Ugu Akhris Badan