Islamabad-(SNTV)-Hoggaamiyaha xisbiga Pakistan Tehreek-e-Insaf (PTI) ayaa ku guuleystay doorashooyinkii Baarlamaaniga ahaa ee ka dhacay Dalka Pakistaan, sida ay sheegeen guddiga doorashooyinka.
Ciyaar yahanka u xuub...
Bokool(SNTV) Wararka ka imaanaya gobolka Bokool ayaa sheegay in howlgal qorsheysnaa oo ay fuliyeen ciidamada Darwiishta Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ay ku dileen horjooge sare...