Wararka

dareen iyo argagax laga muujiyey gabar 10 jir ah oo ugeeriyootay gudniinka fircooniga ah

waxaa isasoo taraya walaaca iyo dareenka laga muujinayo dhimashada gabar yar oo 10 jir taasoo  kugeeriyootay deegaanka laasuuri ee degmada dhuusamareeb kadib markii lagu...

ka bogo Nuxurka kujira warmurtiyeedka shirkii iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

Muqdisho (SNTV);- Shirki iskaashiga somalia iyo beesha caalamka ayaa waxaa lagasoo saaray warmurtiyeed ay isku raaceen dhinacyadii ka wada qeybgalay shirka, kaas oo koobaya dhammaan...

Soomaaliya maxay uga dhigantahay ku biiritaanka COMESA?

Muqdisho (SNTV)- Soomaaliya ayaa dhawaan ku biirtay Ururka Comesa,kadib shir ay isugu yimaadeen wadamada ku midaysan ururkaasi, kaasi oo ka dhacay magaalada Losaka ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha diinta

Muqdisho, 23-07-2018: Guddoomiyaha golaha shacabka ee BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta la kulmay guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha diinta ee golaha...

Ciidanka ammaanka oo ka hortagay weerar ay Al-shabaab ku soo qaadeen Baar-sanguuni.

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig ay ciidamada xoogga dalka iyo ciidamo ka tirsan Jubbaland ay ku leeyihiin Baar-sanguuni oo ah duleedka magaalada...

Ugu Akhris Badan