Wararka

Maxkamadda Maamul Gobolleedka Galmudug oo ridday xukunno kala gedisan

Muqdisho (SNTV) Maxkamada Gobalka Mudug ee dowlad Goballeedka Galmudug ayaa ku ridday xukun isagu jira xabsi iyo ganaax labo nin kuwaasoo ay ciidamada ammaanka ee...

Taliska Qaybta 43-aad ee xoogga dalka oo dardargalinaya hawlgalada ciidamada ee ka dhanka ah Nabad diidka Al-shabaab.

Muqdisho (SNTV) Ulajeedada laga leeyahay isbedelka hogaanka cusub ee qeybta 43 Aad ee ciidanka xooga dalka ayaa ah in la dardargeliyo sidii Kooxaha Argagaxisa...

Falalka Argagixisadu ma hor istaagi doonaan dadaalka dowladda ee horumarinta dalka.

 Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaaraynaysaa weerarkii ay shalay soo qaadday kooxda argagixisada ee al-Shabab. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daahir...

Turkiga oo cambaareyay weearkii argagixiso ee ka dhacay Muqdisho.

Ankara (SNTV)- Madaxda Turkiga ayaa  cambaareeyay weerarkii argaixiso ee maalinimadii shalay kooxo hubeysan oo naftood halligayaal ah ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho. War saxafadeed ka...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa oo siweyn loogu soo dhaweeyey Brussels

 Muqdisho(SNTV Wafdigan uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgiumka,waxaana halkasi ku soo dhaweeyey danjiraha Soomaaliya ee Midowga...

Ugu Akhris Badan