Wararka

Ololaha Is-xilqaan oo ka hir-galay Muqdisho

Muqdisho (SNTV)-Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Shakeeti ayaa maanta ka qeyb gashay ololaha Nadaafada ee Isxil qaan Qaran. Ololaha...

Cimraan Khaan oo ku guuleystay doorashadii ka dhacday Pakistaan

Islamabad-(SNTV)-Hoggaamiyaha xisbiga Pakistan Tehreek-e-Insaf (PTI) ayaa ku guuleystay doorashooyinkii Baarlamaaniga ahaa ee ka dhacay Dalka Pakistaan, sida ay sheegeen guddiga doorashooyinka. Ciyaar yahanka u xuub...

Madaxweyne Farmaajo oo booqanaya berri dalka Eritrea

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya  Mudane; Daahir Maxamuud Geelle, ayaa sheegay in Madaxweynaha JFS uu Berri booqasho Taariikhi ah ku tegi doono Magaalada...

Weerar qorsheysan oo lagu dilay mid ka mid ah horjoogayaashii Al-shabaab

Bokool(SNTV) Wararka ka imaanaya gobolka Bokool ayaa sheegay in howlgal qorsheysnaa oo ay fuliyeen ciidamada Darwiishta Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ay ku dileen horjooge sare...

Wasaaradda Diinta oo ku dhawaaqdey in la bilaabay bixinta Dal-ku Galka Sacuudiga ee Xujeyda Soomaaliyeed

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafra XFS ayaa ku dhawaaqadey in Toddobaadka soo socda ay billaaban doonaan Socdaalka Xujeyda Soomaaliyeed  magaalada Barakeysan ee Makah. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda...

Ugu Akhris Badan