Wararka

Guddiga Dhaqaaalaha XFS iyo Golaha dhaqaalaha Qaranka oo wada kulmay

Muqdisho(SNTV):–Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay yeesheen guddiga dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya...

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka iyo Wasaaradda Dastuurka oo wada kulmay

Muqdisho (SNTV)-Guddiga joogtada ee Golaha shacabka ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka kula kulmay xubno uu hogaaminaayay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya...

Madaxweyne Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socda dalka Ereteriya

Muqdisho, August  13, 2018; Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho...

R/wasaare Khayre oo Shir-guddoomiyay Kulanka Todobaadlaha ah ee SMP3

Muqdisho (SNTV)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ah ee barnaamijka kormeerka shaqaalaha (Staff...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta u fariisaneysa dhageysiga codsi dammaanad siin Mas’uul ku eedeysan Masuq maasuq

Muqdisho(SNTV);-Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13/8/2018-ka,waxay u fariisaneysaa dhageysiga codsi dammaanad siin ah oo ay soo gudbiyeen qareenada eedeysane C/shakuur...

Ugu Akhris Badan