Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Abwaannada ugu Baaqay Ka qayb qaadashada Qorshaha dib U Dhiska Dalka

Muqdisho Tallaado August 14 (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo abwaannada Soomaaliyeed kula hadlay xarunta Akadeemiyada afka Soomaaliga ayaa...

Ciidanka Xoogga oo nolosha ku qabtay 5 ka tirsan Al-shabaab

Ciidammada Xoogga dalka ayaa gacanta ku dhigay malleeshiyo ka tirsan Al-shabaab oo weerar ku soo qaadday fariisin ay ku lahaayeen ciidanka deegaanka Calamada ee...

Saraakiil ka tirsan HSJ oo tababar uga furmay Tanzania.

Muqdisho (SNTV)- Ku dhawaad 20 Sarkaal oo ka tirsan Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa tababar la xariira hubinta dukumintiyada iyo habka loo bixiyo...

Tahriibayaal Soomaali ay ku jiraan oo loo diiday Yurub

Muqdisho (SNTV)- Ugu yaraan 67 ruux oo isugu jira qaxooti Soomaali iyo Eritrea ah oo saaran Markabka Aquarius ayaa loo diiday inay gudaha u...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho(SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shalay ku qaabilay xafiiskiisa Safirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Ugu Akhris Badan