Wararka

Dawladda Soomaaliya Oo Tirakoobaysa Ajaanibta ku Sugan Dalka

Muqdisho Khamiis August 16 (SNTV):- Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa go’aamisay in tirakoob rasmi ah lagu sameeyo dadka ajaanibta ah ee kusoo qulqulaya gudaha dalka...

Ciidanka xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM oo Laba jibbaaray howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Muqdisho Khamiis August 16 (SNTV):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Saacadahii lasoo dhaafay howl-gallo lagu baacsanaya argagixisada Al-shabaab ka...

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka labada dal

Muqdisho Khamiis August 16 (SNTV):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah oo labo cisho qaadaneysa...

Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee G/Shacabka oo kullan la qaatay Mas’uuliyiinta Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka

Muqdisho Khamiis August 16 (SNTV):-Kulanka Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka uu maanta la qaatay Mas’uuliyiinta hay’adda Qaxootiga Qaranka iyo Barakacyaasha ayaa...

kusimaha madaxwaynaha dalka oo la kulmay madax ka socotay midowga yurub

Muqdisho Khamiis August 16 (SNTV):- Kulanka oo uu shir Guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa...

Ugu Akhris Badan