Wararka

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaangeliyay xisbiyo cusub

Muqdisho(SNTV):–Munaasabad ka dhacday maanta xarunta Guddiga Doorashada ayaa 7 xisbi siyaasadeed shahaadada diiwaan gelinta ku meel gaarka ah lagu guddoonsiiyay. Xisbiyadan oo soo buuxiyey shuruudaha...

Argagixisada Al-shabaab oo dhaca iyo boob kageystay degmada Xarardheere

Wararka ka imaanaya degmada Xarardheere ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-Shabaab ay dhaceen ilaa iyo shan Gaari oo xamuul...

Dad lagu toogtay Magaaladda Florida ee dalka Mareykanka

Booliska dalka Mareykanka waxaa ay shegeen in nin ka qeyb-galayay tartanka ciyaaraha Komputarka ee magaalada Jacksonville ee gobolka Florida uu toogtay labo qof, afar...

Ciyaaraha degmooyinka Galmudug oo furmay

Gaalkacyo (SNTV)-Daahfurka Ciyaaraha Degmooyinka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug waxaana ka qeyb galay Wasiiro...

Shir Arrimaha Socdaalka ku saabsan oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho(SNTV): – Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir looga hadlayo wada shaqeynta hey’addaha ka howlgala albaabada Dalka laga soo galo...

Ugu Akhris Badan