Wararka

Agaasimaha Guud ee Hay’adda HSJ oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaliya

Muqdisho(SNTV):–Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col. Mohamed Adam Kofi ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaliya Olgan Bekar. Kulankan...

Horjooge Sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay Jubbooyinka

Kismaayo-(SNTV)-Ciidamada xoogga dalka soomaaliya oo taageero ka helayo ciidamo Maraynkan ah ayaa duleedka degaanka Araare ee Gobolka Jubbada Hoose waxay ku dileen horjoogihii  Al-shabaab...

Tababar ku saabsanaa wada shaqaynta Booliska iyo Bulshada oo lagu soo gabagabeeyay Baydhabo.

Baydhabo-(SNTV)-Tababar ku saabsanaa is dhex galka iyo sida ay u wada shaqayn karaan Booliska iyo Dad weynaha ayaa lagu soo gabagabeeyay Maanta Magaalada Baydhabo...

Ra’iisul wasaare Kheyr oo Dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho-(SNTV)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii uu ka soo qayb galay shirkii Oslo...

Shirkii IGAD ee ku Saabsanaa Xaaladaha ka taagan South Sudan oo la soo Gaba-gabeeyay

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay Shirka 32aad ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD kaasoo lagu dhexdhexaadinayo dhinacyada isku...

Ugu Akhris Badan