Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti-(Sawirro)

Jabuuti-(SNTV)-Guddomiyaha Golaha Shacabka Soomaliyeed Amb Mohamed Mursal Sheikh C/raxmaan oo Booqasho Ku Jooga Dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada aan Walalaha nahay...

Khilaaf  bur-bur ku dhow oo hareeyey Al-shabaab

Waxa kaliya ee la ogyahay ayaa ah in xaaladdiisa ay aad u liidatay markii ugu dambaysay, isla markaana uu gabay masuuliyaddii ahayd hoggaaminta maleeshiyada...

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo la kulmay amiirka kuwait

Kuwait(SNTV) Wasiirka Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa oo ku sugan dalka Kuwait ayaa la kulmay amiirka dalkaasi Kuwait Sheikh Sabaax Al-axmed Aljaabir...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo booqday Xarunta Baarlamaanka Dawladda Djibouti

Muqdisho (SNTV), Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hoggaaminyo oo maalintii labaad ku sugan dalka...

Ciidanka Xoogga dalka oo Nabad diidka Alshabaab ka xoreeyey deegaano horleh oo ka tirsan Gobolka Jubbada hoose

Muqdisho (SNTV), Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgalo qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolada Jubbooyinka waxay ku guuleysteen Xoreeynta buundada Araare...

Ugu Akhris Badan